Horumaro dhinaca Arimaha Bulshada Oo laga dareemayo Deegaanka Masaajid Ali Gaduud.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Nolasha dadka iyo bilicda magaalada Masaajid Cali-Gaduud ee gobolka Sh/Dhexe oo si weyn isku bedeshay, kadib markii dadka shacabka ah ay bilaabeen in ay si caadi ah ugu Ganacsadaan Gudaha magaalada oo markii hore Cabsi ay ka qabeen.

Gudoomiyaha Masaajidla Cali Gaduud Saalax Cumar Xaayow ayaa waxaa uu ka warbixiyey dib u soo kabashada Degmada iyo Wadooyiin laga Hirgalinaayo Degmada.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here