In ka badan Boqol Qoys Oo Deeq Raashiin ah Loogu Qeybiyey Baydhabo.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan danyarta ah oo ka muuqada daruufo kala duwan ayaa laga soo kala xulay xaafadaha qaar ee magaalada Baydhabo, waxaana loo qeybiyay raashin isugu jiray Bariis, Sonkor, Timir oo ay soo gaarsiiyay Som Bank Group Qeybteeda Baydhabo in ka badan 100 qoys Oo aad u liitey.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here