Shir Looga Hadlaayay Sugida Amniga Oo Lagu Qabtay Degmada Bardaale.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiya ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee degmada Berdaale Daauud Maxamed Abdiraxmaan oo uu shirgudoominaayey shirka todobaadlaha ee Arimaha amniga degmada ayaa inta badan waxaa Looga Hadlaayey sidii ay Bulshada uga wada Shaqeyn Lahayeen Guud ahaan Amaanka degmada Maadama lagu guda jira Bisha Ramadaan.

Waxaana ka soo qeyb galey Gudoomiya ku xigeenka maamulka iyo maaliyada degmada, qaar ka mid ah xubnaha sarakiisha amaanka ee degmada Iyo Masuuliyiin kale

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here