Tartanka Qur’aan Aqriska Ardeyda Maamulada iyo Banaadir Oo Ka Furmey Muqdisho

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan ayaa waxaa lagu dahfuraayey Tartanka Qur’aan Aqriska oo ay ku tartamayaan Ardey ka kala socota Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo Sanadkii Labaad ay qabato Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta waxaana ka qeyb galaya 24 Ardey ku tartamaya Sodonka Juz ee Qur’aanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here