Dagaal Beeleed ka dhacay Degmada Wanlaweyn Oo lagu guuleystey in la joojiyo.

0
52

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Dagmada Wanlaweyn Maxamed Muqtaar Gacma dheere oo ka hadlay dagaal beeleedkii ka dhacay deegaano hoos yimaada Dagmada wanlaweyn ka hor inta uusan dilka ka dhicin gudaha dagmada.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ka digey Dagaal Beeleedyada ku soo laalaabtey Deegaano ka tirsan walaweyn waxaa uuna sheegey in hada ka dib loo dulqaadan Karin in deegaanka uu ka dhaco dagaal beeleed.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here