Maamulka Isbitaalka Kismaayo Oo Lagu wareejiyey Gaari Ambulance.

0
42

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshadda dowladda Jubbaland ayaa maanta maamulka cisbitaalka degmadda Kismaayo ku wareejisay gaariga gurmadka degdega ah ee caafimaadka ee loo yaqaanno umbulance-ka kaasoo loogu adeegi doono bulshadda ku nool degmada Kismaayo.

 

Gooobti lagu wareejinaayay gaarigaan umbalunce-ka oo ahayd gudaha wasaaradda ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka caafimaadka Jubbaland, ku-xigeenkiisa maamulka cisbitaalka degmada Kismaayo iyo masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here