Beeralayda Jowhar Oo Lagu Wareejiyey Agabka Wax soo Saarka Beeraha.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle ayaa bilihii lasoo dhaafay waday mashaariic lagu taageerayo beeraleyda islamarkan ku wareejisay agabo kala duwan iskaashatada beeraha degaanadaas ayadoon isku jiraan gaari-dameer ,taleefoon, qalab xafiis iyo suuq loogu tala galay wax soo saarka beeraha.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here