Machadka Kulmiye Magaalada Baydhabo Oo bilaabey Tartan aqooneedka Bisha Ramadaan.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartanka loo qabto Ardeyda ayaa ah mid kor u qaada Aqoonta iyo Fahamkooda Waxbarasho waxaana inta badan lagu qabtaa Iskuulada heerarkiisa kala duwan haba ugu badnaatee xiligan Ramadaanka oo kale si Ardeyda loo tijaabiyo wixii ay soo barteen

Machadka Kulmiye oo Ardey fara badan wax ku bartaan ayaa Bilaabey qabashada Tartanka Bisha Ramadaan waxaana ku tartamaya Fasalada kala duwan si ay u soo Bandhigaan wixii ay barteen

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here