Garoon Kubada Cagta Oo Laga hirgeliyey Deegaanka Kala beyr.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Garoonkan Loogu Magaca darey kala Beyr Stadiyam ayaa ah mid qeyb ka ah Horumarada ku kordhacaya Deegaankaa Kala Beyr Ee Gobolka Nugaal isagoo loo dhisey si Casri ah kaas oo loogu tala galay in dhalinyarada is dhaxgal ku sameeyaan waxaana Hirgeliyey Ganacsatada Deegaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here