Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashin ah Loogu qeybiyey Magaalada Baydhabo.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Samafalka Kaahiyee oo ah Urur ka shaqeeya degaanada KG Soomaliya ayaa waxey deeq raashin ah gaarsiyey ku dhowaad 40 qoys oo danyar ah lagana soo kala xuley kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo.

Deeqdaan raashinka oo ka koobneyd Bur,bariis, Sokor,Saliid, Timir iyo Caano ayaa waxaa iska soo Aruuriyey urur Samafalayaal ah e ku nool Dalka dibadiisa ayidoona loo soo wakiishey Ururka kaahiyee.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here