Maamulka Degmada Baran Oo Lagu wareejiyey Lacag loogu tala galay Horumarinta Degmada

0
79

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy)Marka Bulsho ama Deegaan gaaro Horumaro waxaa laf dhabar u ah kaalinta Bulshada ay ka qaataan taas oo meel wanaagsan gaarsiin karta Ururka Haweenka Fatxul kheyr Ayaa Gudoomiyaha Degmada Badhan Ku wareejiyey Lacag Dhan 5kun oo dollar Taas oo ay ugu Talagaleen Harumarinta Degmada ay kamid tahay Aargo Dhismaheeda dhowaan La BiLaabi doono oo lagu aqoonsan doono.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here