Kulan Looga hadlaayey Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
45

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy)Kulanka looga hadlaayey Xaaladaha guud ee Degmada Baydhabo dhinacyada Hormarada Ka socda sidii loo dardargalin lahaa kaabiyaasha dhaqaalaha iyo Arimaha Amaanka waxaana Shir gudoominaayey Gudoomiyaha Degmada Badhabo ahna Duqa Magaalada Abdullahi Ali Watiin waxaana ka qeyb galay Gudoomiyaaha Xaaadaha Magaalada.

kulanka ayaa sidoo kale laga xogwareystey dhamaan Gudoomiyaasha Xaafadaha Degmada Hooyooyinka iyo dhalinyarada sida ay Bulshada kala shaqeeyaan dhinaca Arimaha Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Amniga waxbarashada Fayadhowrka iyo Nadaafada Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here