Laamaha Amaanka Degmada Baraawe Oo soo Bandhigey waxyaabaha maanka dooriya ay qabteen.

0
49

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy)Kadib markii Bilihii la soo dhaafey Degmada Baraawe ku soo badanaayey ka Ganacsiga iyo isticmaalka waxyaabaha Maanka dooraya Ciidanka Booliska ayay ku soo qabteen Howgal ay sameeyeen iaygoona soo Bandhigey daroogada iyo dadkii ka gacansanaayey daroogada ah ayaa waxaa kamid ah Xashiishka iyo waxyaabo kale iyadoo goobta lagu soo Bandhigaayey goobjoog ahaayeen Taliyaha Saldhiga Baraawe Guddoomiyaha Degmada Taliyaha Daraawishta Degmada, Taliyaha Ciidanka Taraafikada iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here