Tartan Qur’aan Akhris ah Oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Garissa.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magaalada Gaarisa lagu soo gebagebeeyey Tartanka Quraanka Kariimka ah kaasi oo bilaabmey kowadii Bishaan Ramadaan kaasi oo gebagebadiisa uu ka sooqeybgalay Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Kenya Aadan Bare ducale

Ardeyga galay Kaalinta Koowaad ayaa waxaa la gudoonsiiyey Gaari halka kan kaalinta Labaad galayna loo balanqaade in waalidkiisa Sanadkaan Xajka la geyn doono

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here