Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa bilaabay burburinta guryo iyo goobo Ganacsi oo laga dhisay qeybo kamid ah wadooyinka magaalada kismaayo.
Duminta guryaha iyo goobaha Ganacsi ayaa timid kadib markii Dowladda Hoose ee kismaayo aay Dib u dayac tir iyo Balaarin ku Bilaawday Qaar kamid ah wadooyinka magaladaasi oo marin muhiim u ah isku Socodka gadiidka iyo Dadweeynaha.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi