Warbixin Ku Saabsan faa’idada caafimaad uu leeyahay Soonka.

0
59

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Marka laga hadlaayo Caafimaadka iyo Ramadaanka inta badan Bulshada ayaan Faham fiican ka heysan Faa’idooyinka Caafimaad ee laga helo Soonka taas oo daraasad kala duwan la sameeyey lagu ogaadey.

Dr Iro oo ka mid ah dhaqtiirta magalada baydhabo kana howl gala Isbitaalka shaafi ayaa waxaa uu faafaxin ka bixiyey muhiimada Caafimaad ee uu soonka u leeyahay caafimaadka jirka biniaadamka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here