Qaxootiga Ku Nool Xerada Ifo Oo dalbadey in la Caawiyo.

0
67

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Dadka Qaxootiga ku nool xerada Ifo ee dalka kenya waxey wajahayaan xaalad bin’aadanimo oo ay ka mid yahiin biyo yari iyo rashiin la,aan, Iyadoo Lagu guda jiro Bishii Barakeysaneyd ee Ramadaan qoysaska ku nool xerada qaxootiga Ifo ayaan heysan wax ay ku afuraan.

Waayeel, naafo iyo danyar aan waxba heysan ayaa ku dayacan qaxootiga waxeyna Muslimiinta ka codsadeen in laga caawiyo afurka bisha ramadaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here