Barakacayaal Ku Nool Baraawe Oo dalbadey in la Caawiyo.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baraawe Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa ku nool kumanaan qoysas Barakacayaal ah kuwaas oo daruufo kala duwan heysata iyadoo lagu guda jiro Bisha Ramadaan.

Gudoomiyaha Degmada Baraawe ayaa booqdey Kaamamka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah si uu ugu kuur galo xaaladooda nololeed islamarkana loo taageeri lahaa.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here