Mashruuca dhisidda Nabadeynta Bulshada Oo laga Dah-furey Xudur.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo daahfurey mashruuc ku saabsan dhisidda Nabadda oo socon doono muddo 12-bilood ah kaasoo ay soo qaban-qaabisey Bay Women Association Network oo kaashaneysa Hay’adda ACTED.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here