Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Oo Doonyo gargaar ah u dirtay Deegaanka Janaale.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada Hoose u dirtay Doonyo sida shixnado mucaawino gargaar ah, kuwaas oo ka ambabaxay Deegaan xebeedka Jasiira.

Doonyahaan ayaa ku xiran doono Xeebta Magaalada Marka ee caasimada Gobolkaas, waxaana intaas kadib looga daabuli doonaa gaadiid si deegaankas loo gaarsiiyo, waxaana saaran gargaar ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here