Masjid laga dhisey Deegaanka Sheekh Nuur Oo la Dah-furey

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tuulada Shekh Nuur oo kamid ah Tuulooyinka Hoos yimaada Degmada Cadalle ayaa waxaa laga hirgeliyey Masjid oo dadka deegaanka baahi weyn u qabeen waxaana hirgeliyey Reer Shekh nuur waxaana Munaasabada ka qeyb galay Maamulka Degmada Culumaahudiin iyo qeybaha kala duwan Bulshada Deegaanka.

Qaar kamid ah Culumadii Odoyaasha iyo Aqoon yahanada ka qeyb galay Munaasabada ayaa ka mahad celiyey dhismaha Masajidkan waxayna sheegeen in Deegaanka aysan Masaajid sida u weyn ku yaalin dadkana ay ku adkeyd Jamaaca fara badan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here