kulan looga hadlaayey xoojinta Amniga xiliga Ramadaanka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Kulan kan oo Shir-gudoominayey Wasiirka Amniga Dowlada Koonfurgalbeed ayaa looga hadlayey Xoojinta Amniga Magalada Baydhabo inta lagu Gudajiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana ka soo Qeyb galey Gudoomiye kuxigeenada Degmada iyo Gobalka baay,Gudoomiyaasha Haweenka Gobalka iyo Degmada,Taliska Qeybta 60aad ,Taliska Booliska Gobalka iyo Dhamaan Gudoomiyaasha Xaafadaha Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here