Baahi Adeeg Caafimaad Oo ka jirta deegaanka Cadakibir

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Deegaanka Cadakibir oo 65Kiilo Mitir u jira Degmada Cadaado waxay kamid tahay Deegano dhawaan Dowladu gaartey balse ay baahi weyn ay u qabaan dhismaha Isbitaal ka shaqeeya Hooyada iyo dhallaanka kadib Bilihi la soo dhaafey ay Hooyooyin umul raaceen taas oo sabab u ah in Deegaankaas uusan ka jirin wax Adeeg Caafimaad ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here