Kitaabo Qur’aanka kariimka ah Oo lagu wareejiyay Madarasada Makah Magaalada Baydhabo

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kutubada Qur’aanka Kariimka la gaarsiiyey Madarasatul Makah ayaa gaaraya 350 Kutubo halkaas oo ay wax ka dhigtaan boqolaal Wiilal iyo Gabdho waxaana soo gaarsiisey Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowladda KG si Ardeyda loogu dhiiri geliyo Barashada Qur’aanka Kariimka

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowladda KG ayaa Ardeyda mid mid u gudoonsiiyey Kutubka Maamulaha Madarasatul Makah oo marka la dhameeyey qeybinta Kutubada ayaa u mahadceliyey gaarsiisey Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowladda KG isagoo sheegey in Kutubadaan si sax loogu faaideysan doona

Warkung waliba nig haye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here