Deeq gargaar ah Oo la gaarsiiyey Shacabka Degmada Wajeer

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xoghayaha Joogtada Ah ee Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka dalka Kenya ayaa waxaa ay magaalada Wajeer Gaarsiisey gargaar loogi talagalay in lagu Afuriyo dadka tabaalansan eek u dhaqan Magaalooyinka dalka Kenya

Marwo Umi Bashiir Xoghayaha Joogtada Ah ee Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka dalka Kenya iyo Xildhibaan Qaran Aadan Daauud oo Wakiil uga ahaa deeqdaan Dowlada Kenya ayaa sheegey in dowlada ay ugu talagashey dadka deeqdaan kala duwan dadka Muslimiinta ee sooman

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here