Maamulka Gobolka Banadir Oo Kulan Afurin ah u sameeyay Dadka baahiyaha gaarka qaba.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula afuray qaar ka mid ah dadka naafada ah iyo muhaajiriinta siiriyaanka ah ee kunool Magaalada Muqdisho

Munaasabadaan Afur Wadareedka ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro xilibaano agaasimayaal iyo gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here