Kulan looga hadlayey saameynta isticmaalka maandooriyaha oo lagu qabtay IFO

0
83

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankaan oo ay soo qabanqaabiyaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Iskuulada Xiyaa Culimada Awdiin ee Xerada IFO ayaa waxaa ka sooqeybgalay Qeybaha kala duwan ee Culimada , Dhalinyarada iyo Bulshada Xerada IFO

Kulanka ayaa waxaa looga hadlaayey ka hortaga Isticmaalka maaldoonriyaha oo dhalunyarada saameyn ku yeeshey iyo Tayeynta Tacliinta Dhalinyarada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here