Ururka Caanoleyda Soomaaliland Oo Hogaan Cusub doortay.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Ganacsatada Caanaha Gobanimo ee Muruq maal ayaa qabsadey xaflada Sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtey markii la aas aasey ku qabtey Magaalda hargeysa waxaana ka sooqeybgalay Masuuliyiin ka socotey Wasaarada shaqo galinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaaliland iyo marti sharaf kale

 

Sidoo kale waxaa halkaasi ay ku doorteen Ururka Ganacsatada Caanaha Gobanimo ee Muruq maal Hogaanka Cusub ee Ururka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here