Ciidamo Loogu tala galay adkeynta Amniga Oo loo diyaariyey Magaalada Baydhabo

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Inta Badan Bisha Ramadaan ayaa waxaa aad loo adkeeyaa Nabadgeliyada Magaalada Baydhabo si loo ilaaliyo badqabka Bulshada ku Cibaadeysaneysa Masaajidada Magaalada taas oo Bulshada ku dareemaan Nabad buuxda

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay Gaanshaanle sare Aamiin Mahamed Cusmaan Mad daruur oo la hadlaayey Ciidamo loogu tala galay sugida Amniga Magaalada ayaa kula dardaarmey sii laba jibaarida Nabadgeliyada Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here