Maamulka Gobolka Banaadir Oo go’aano kasoo saaray ilaalinta iyo xurmeynta Bisha Ramadaan

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar ayaa ka hadlay Xurmeynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan,Waqtiga Furnaashiyaha Maqaayadaha iyo Hoteelada Magaalada Muqdisho, Illaalinta Anshaxa iyo La-dagaalanka Maandooriyaha,Isagoo sheegey in Maamulka Gobolka Banaadir Talaabo Sharciga waafaqsan ka qaadi doono dadka u hogaasami waaya Awaamiira Maamulka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here