Bulshada Deegaanka Bali Boocle Oo Ka Cabanaya Biya La’aan

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Bali bocle oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada Degmada Wisil ee Koonfrta Gobolka Mudug ayaa waxaa soo gaarey boqolaal qoys oo soo saameeyey Abaarihii inta badan ka dhacay Gobolada Dalka.

Maamulka deegaanka Bali bocle iyo odayaal Dhaqan ayaa booqdey qoysaska halkaasi ku soo hayaamey oo u baahan in loo fidiyo gargaar maadaama ay abaartu ay soo saameysey.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here