Barakacayaasha Kaamamka Baladweyne Oo codsaday in laga caawiyo Afurka bisha Ramadaan.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan Baracayaasha ah ayaa kuwa ka soo barakacay Deegaanka Qoracleey Oo hoos yimaada Magaalada Baladweyne ayaa ahaa Xoola dhaqata iyo Beeraley kadib markii soo wajahdey xaalad adag dhanka Nolosha ah waxayna hada ku nool yihiin Kaamka Shareeco oo ku yaala Duleedka Magaalada Baladweyne Xili Bisha Ramadaan Fooda nagu soo heyso.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here