Duqa Muqdisho oo ka-faala qaaday qarashaadka ku baxaya Caafimaadka Qoraaga Buuga Hadhiwaa

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo ay aheyd mid lagu soo bandhigaayey Buuga la magac baxay HADHIWAA ee uu qoray Maxamed Muuse Jaamac Maxamed Haldor oo ka mid ah dhalinyarada baahiyaha gaarka qab ee Markiisa Hore ku noolaa magalada hargeysa, sidaan oo kelana bandhiyo kala duwana ku soo qabtey soomaliland, Puntalan ayna u suurta gashey in magalada muqdisho uu ku qabto bandhigaan, waxaana munaasabada ka soo galey masuliyiin kala duwan aqoonyahano dhalinyaro haween iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here