Bulshada Xudur Oo Doortey Adeegyada ay doonayaan in Loo hirgeliyo.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Bakool, maamulka Degmada Xudur iyo boqolaal katirsan Bulshada magaalada Xudur ayaa sameeyay codeyn ku aadan baahiyaha degmada Xudur madaama baahiyo badan oo dhinaca arrimaha bulshada ah ka jiraan degmadaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Bakool mudane Maxamed Cabdi Tool, Gudoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa si wadajir ah u daahfurey kulanka u codeynta baahiyaha Degmada Xudur.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here