Arday Ka Aflaxday iskuulka Al Manhal Oo Xaflad loogu qabtay Baladweyne.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladan ay ku qalin jibinaayeen Dufcaddii 7aad Ee Arday Iskuulkan Al Manhal ee Magalada Balad Weyne kuwaas oo bartey Maadooyin kala duwan waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Macalimiin Waalidiin iyo qeybaha kale Ee Bulshada Magaalada.

Munaasabada ayaa Ardeyda inta ay socotey Lagu gudoonsiiyey Abaalmarino iyo Shahaadooyin taas oo dhiiri gelin u ah Ardeyda halkaas wax ka baratey.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here