⁩Gaadiidleyda Degmada Bardaale Oo Lagu Amray in ay qaataan Sharciga Iskaashatooyinka.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Taliska Ciidanka Police-ka Degmada bardaale ayaa Amar ka soosaarey Baabuurta safarada ah ee ka shaqeeya Gobolka Baay ee aan heysan Warqada iskaashada baabuurta Gobolka kuwaasi oo isticmaala wadooyin kale

Taliyaha Saldhiga Degmada bardaale Saciid maxamed Axmed oo Shirjaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa sheegey in Baabuurleyda qaar ay maraan wadooyin kale si ay uga baxsadaan sharciga.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here