Madaxweynaha Dowladda KG Oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha IRAD Institute

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadda Daah-furka macadka cilmi-baarista ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha KG Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro, Qubaro ku xeeldheer Cilmi baarista, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Munaasabada ayaa inta ay socotey halkaasi lagu soo Bandhigey waxyaabaha uu Machadkan uu qaban doono iyo Muhiimada ay leedahay iyo Deeganada KG laga helo Machad Cilmi Bariis ku sameeya Xaaladaha kala duwan ay ku jirto iyo kuwa ay horey u soo martey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here