Munaasabad Lagu Abaalmarinayay Arday Ku guuleysatay Tartan Qur’aan Oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay tartankii Qur’aan akhriska koonfur galbeed soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda diinta iyo arimaha awqaafta KGS, ayna dhax dhaxaadinta ka aheysay mu”asasada Manaara.

Tartanka ayaa waxaa laga soo qeyb galiyay arday ka kala socotay degmooyinka koonfur galbeed soomaaliya kaasi oo qabashada tartanka qeyb ka ahaa madaxweynaha KG Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here