Iskuulka Gabdhaha Baydhabo oo lagu soo kordhiyey qeyb ay wax ka bartaan dadka waaweyn.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Gabdhaha ee Abdalla Deerow oo ah iskuulka kaliya u gaarka ah Gabdhaha in ay wax ku bartaan ayaa soo kordhiyey qeyb cusub oo wax lagu barayo Haweenka waaweyn ee aan fursad u soo helin Waxbarsho

Sidoo kale iskuulka ayaa waxaa lagu soo kordhiyey qeyb kale oo haweenka lagu dhiirogalinaayo kaasi oo lagu barayo Xirfado kala duwan oo ay ka mid yihiin Tolida Dharka iyo Karintooda

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here