Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Dood wadaagan ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlada KG ayaa looga hadlaayaa Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta iyo u doodista u ololayntooda waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Xudur iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada.
Dooda ayaa Maalmaha socota ka qeyb galayaasha isla eegi doonaa xaaladaha Xuquuqeed Caruurta iyo Haweenka sidii dhibaatooyinka ku geedaaman talooyin loogu biirin lahaa
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady