Shacabka Degmada Jowhar Oo Loogu baaqey Sare u qaadista Bilicda iyo Nadaafada Magaalada.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Jowhar waxay Caasimad u tahay Dowlad Goboleedka Hirshabeele bilooyinkii ugu dambeeyey waxaa ka socdey Mashaariic lagu Horumarinayo Magaalada ay kamid yihiin dib u soo celinta Bilicda iyo Nadaafada dhismaha wadooyinka Xaafadaha iyo kuwa waaweyn si Magaaalada ay uga mid noqoto magaalooyinka ka soo kabanaya burburkii gaarey

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here