Tartan Qur’aan Akhris ah Oo Lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartanka Quraanka Kariimka oo Taabagalinaayo Madaxwaynaha Dowlada Koonfur Galbeed ayaa ahaa Tartankii ugu Horeeyay oo ay qabato Wasaarada Diinta iyo Owqaafta kaasi oo loo qabto Degmooyinka koonfur Galbeed Waxaana Fududeynaayay Mua’ssasada Almanaar Waxaa Ka Qaybqaatay Maalmaha Uusocday Kudhawaad 30 Ardey oo ka Kala Imaaday Dhamaan Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here