Hirshabelle Oo Shaacisay in Degmooyin Cusub ka Bilaabi Doonto Dhismaha Golaha Deegaanka

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmooyinka ka mid Hirshabeele ayaa waxaa laga sameeyey doorashada Golaha si Bulshada loo gaarsiiyo in ay Maaamuladooda ay gacantooda ku doortaan Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose dowlada Hirshabelle ayaa shaacisay in dhawaan Degmooyin hor leh ay ka Bilaabi Doonto doorashada Golaha deegaanka degmooyinka Adaale , Aadan yabaal, buula burta , Maxaas qaban doonto.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose dowlada Hirshabelle Abadirahmaan daahir guur ayaa ugu baaqay maamulada degaanadas Hirshabelle in diyaar garowaan doorashadas kana qeyb qaataan

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here