Kulan loogu hadlaayey Nabada iyo Amniga Bulshada Oo Lagu qabtey Degmada Baxdo

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiinta maamul goboleedka Galmudug ayaa qaar kamid ah degmooyinkeeda waxay ku qabatay kulamo bulshada lagu tababaraayo tageeridda horumarinta nabadda iyo nidnimadsa dhaqanka.

intii ay socdeen kulamadaan ayaa waxaa loo qabtay tartamo ay ku soo bandhigayaan hibooyinkooda kala duwan sida ruwaayadaha, sugaanta, farshaxano, ciyaraha kubadda cagta iyo dhireynta

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here