Ardayda Jaamacada Admas Garoowe oo doortay Guddoomiye

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaaabada lagu qabtey Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu Dooranaayey Gudoomiyaha Ardeyda jaamacada Admas waxaana doorashada gudoomiyaha ay ku tartameyeen labo musharax oo kala ahaa Maxamed Ahmed Xasan Iyo Yaxye Abdirishiid Asigoona Gudoomiyaha uu ku Guuleystey Yaxye Abdirishiid Ayidoo dhamaan Ardeyda ay u kala Odeyeen Labada Musharax.

Uga horeyn mid ka mid ah gudiga ku dhawaaqista tartanka ee jamacada ayaa faafaxin ka bixiyey sida ay u dhacadey doorashada iyo kaalimaha ay kala galeen tartamiyaasha.

Warkung waliba nig hahaaye Mariing Maallnyg Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here