Garsoorka Kubadda Cagta Degmada Marka oo Tababar loo qabtey

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Degmada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa ka furmey Tababar socon doono Mudo Shan maalin ah kaasi oo loo qabtey Garsoorayaasha Kubada Cagta ee Degmada

Tababarka ayaa waxaa uu ku saabsan yahay tayeynta iyo in kor loogu qaado Aqoonta Garsoorka Degmada marka oo maalmihii u danbeeyey laga dareemaayey Hormar dhanka kubada Cagta Ah

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here