Ururka DEDO Oo Dhir ku wareejiyay Maamulka Iskuulka Al-Amar Cumunity Magaalada Baydhabo.

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ururka DEDO ayaa ah Urur ka shaqeeya Arimaha Horumarinta Deegaanka iyagoo dadka ku dhiiri geliya in dhir badan la beero geedaha qoyana aan la jarin si loogu baaqsado dhibaatada nabaad guurka ka dhalan kara taas oo Bulshada badi aysan ku baraarugsaneyn

Si loo Xoojiyo dhireynta dalka gaar ahaan Deeganada ayaa Ururka DEDO ku wareejiyey Iskuulka Al-Amar Community Primary School dhir isugu jirta geedaha morganka saytuunka iyo geedka liimada kaas oo ku yaala Kaamamka Magaalada Baydhabo halkaas oo ah goob banana oo aan geed ku yaalin waxayna Caqabad ku tahay Ardeyda oo aysan heysan Hoos ay harsadaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here