Agab kala duwan Oo lagu wareejiyey Xoola dhaqatada iyo Beeralayda Sallaxley.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasiirka wasarada hormarinta beeraha maamulka soomaliland oo ay wehelineyaan masuulin ka socotey dowlada sanduuqa is kaashiga ee Taiwan ayaa dalada xoola dhaqatada ee beeraleyda degmada Sallaxley ku wareejiyey qalabka beerahay oo isuga jira taangiyada biyaha iyo tubooyinka waraabka beeraha si ay bulashada uga faa’iideystaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here