Xarunta Waxbarashada Xanaanada Caruurta Mustaqbal Oo Xariga laga jarey

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Xarunta Xanaanada Caruurta ee Mustaqbal oo ah xarun ay wax ku bartaan Caruurta baahiyaha gaarka qaba iyo kuwa danyarta ah waxaana loo dhisey qaab Casri ah islamarkaana la dhigey qalab ay Caruurta ku ciyaaraah kaas oo Caruurta wax badan waxbarashadooda ka tari doona

Bulshada ayaa baahi weyn u qabta xarumaha xanaanada caruurta si ilmaha yar loogu soo tarbiyeeyo ayna u noqdaan kuwa jecel Waxbarashada nidaamiga ah Wasiirka Waxbarashada KG ayaa xariga ka jaray, Xarunta Xanaanada Caruurta ee Mustaqbal kadib Munaasabad kooban Iskuulka lagu qabtey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here