Howlgal Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo Laga Sameeyey Magaalada Baydhabo.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Howgal ay ka sameeyeen Ciidanka Booliska qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo ayaa mid kor loogu qaadayey Amniga iyadoo Xaafadaha iyo wadooyinka baaritaano dheeraad ah laga sameeyey si Bulshada uga noolaato Amni wanaagsan.

Xaafadaha Howlgalka laga Sameeyey ayaa waxaa ka mid ah Cadaada, Horseed, Towfiiq iyo wadada Sodonka ,waxaana Howlgalkaas hor kacayaayey Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay iyo Saraakiil si ay u qiimeeyaan sida Ciidamada Bulshada ula dhaqmayaan inta Howlgalku socdo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here